|
| |
|
|
Recently Updated
|
Salomon Kalou's Girlfriend
Discussion forum for Salomon Kalou's girlfriend.
Does Salomon Kalou have a girlfriend?
Is he dating someone?
Is he married?
Would you date him?
Did you date him?
Please leave a comment.
Please do not post inappropriate comments, this is a friendly forum for fans.
If you see inappropriate comments, then please report them by clicking the report abuse link below the comment.
Get a widget of this forum.
Tip: Share on Facebook.
Add a Comment Refresh Page Auto Refresh |
|
|
Anonymous
Rookie
|
marka ugu horeyso waxan salaameyaa saleman kaloo waa qof aad uwanagsan waayo waxaan ku mid yahay cayaartowda chelsea waxaaan aad ugu farax sanahay guurka uu guursadey gabar soomaaliyeed wey wanaagsan tahay magaceygu waa adan cade email kega waa |
|
Anonymous
Rookie
|
magaceygu waa adan waxaan dhihii lahaa gabdhaga soomaaliyeed in ay iska dhafaan guurka ajaniibta |
|
Anonymous
Rookie
|
salom kalou waxan maqlay inu yahay nin muslim ah lakin haduuna ahayna ilahay haso hadeeo ....mohamed abdilaahi hargisa somaliland |
|
Anonymous
Rookie
|
waar inanta uu guursaday ma habaryoonis baa |
|
Anonymous
Rookie
|
salaamu calaykum dhamaantiin waxaan ku darsanayaa fikradaha kala duwan gabadhaa soomaaliyeed ee guursatay ninka ciyaartooyda ah allaha soo hanuuniyo ha loo duceeyo yaan lacaayin markaad wax qoraysaana ku da daala inaad soomali ku soo qortaan waayo waa muhiim af soomaaligu meelkasta oo aan joogno salaamu calaykum |
|
Anonymous
Rookie
|
Hey my name is Mohamed J yh and i'm somali but i woz born in London u get me and i understand and can speak some not all somali but i cant read and write it so can some1 teach me. I saw some girls giving out their emails don't know why? but if any girls wanna help me learn to read and speak it more plz email mohamed-j@hotmail.co.uk thanx xx |
|
Anonymous
Rookie
|
Hi guys,, Solomon Kalou if he is Muslim, Najah is good,, she is the first to marry a celebrity around world,, but if he is Non Muslim, She is Shit,, ilaahay hasoo Hanuuniyo labadoodaba, Najax plz come to Islam,, Aakhiro baa kaa dambaysa, adduun yuusan kula tagin.. and all of u somalis Ilaahay Ka Cabsada.. |
|
Anonymous
Rookie
|
Acuudu!!! naagta wa xaax show aniga ayeey igu fiicneed lakin sidi kalou lacag ma u haysto. xaax waaye naagta. |
|
Anonymous
Rookie
|
Alteas she should hav married didear Drogba ama vp |
|
Anonymous
Rookie
|
asc guys damaan marka waxaa mudnaanta leh in lays weydiiyo, kalou ma muslim baamise waa nin diin kale aaminsan haduu muslim yahay ALLAH ayaa u baneeyey adinka permision laydiin kagama baahna waa no:1, teeda kale dinka wax ka sheegayo gabadha soomalida ahe kuwa idiin la dhashay war ma u heysaan weeye no:2, waxa aad wadaan waa halayska hadlo weeyaan qofkii dunidaan dunuub ku galaana ciqaab adiga iyo ka abaal marinteeda ma lihid ee qof walboow taada uun ka adkoow xantana halayska daayo iyo aflagaadada waayo waxaynu nahay dad islaam ah marka qof walbana wuxuu kasbaday ayuu maalinta qiyaame ALLAHII abuuray la hor istaagayaa ee halagu tashto taasi in ay dhacayso layskana qaadi doono naftaan iyo caafimaadkaan aan hada ku booteyneyno marka qof walboow naftaada cadaabta yoomul qiyaamo ooga baq ama ooga cabso ALLAH dartiis WABILLAHI TOWFIQ WASALAMULLAHI CALAYKUM, |
|
Anonymous
Rookie
|
war qaxbada iska daaya |
|
Anonymous
Rookie
|
magaceega waa asad shareeco waxaan idin sheegaa in ay gabartaas saxan tahay hadiii ay ninka muslimkadhigtay waa ajir ween aya ayeey shee satay hadii ay asigoo gaal ah raac dayna ayada ayaa naar ku tageesa ee dinka haku danbaabina walaalaheeyga soomaaliyeed |
|
Anonymous
Rookie
|
All of you are u shit u know coz if someone does bad things in their life allah aya u jeedo so ha ku dinbabina waxe tahay mideyda kali hade somali tahay maxa dhacay wee gursan kartan ninklai balse waxa sameyneysa kaliya muslinimada aye ku daresa marka afkina ka adkada plz thanks |
|
Anonymous
Rookie
|
walaalayaal gabadhaan uu guursaday ee ah nejah wakil waxaa ay kasoo jeedaa jazeeradka poutro rico ilaa hadana lama oga hooyadeed iyo aabaheed midka ah somali oo markaad akhriso profilekeda waxaad ku arkin in uu aabaheed yahay american hooyadeedna aan lagarayn marka ha kudagdaginina |
|
Anonymous
Rookie
|
Salomon kalou Sida aywarbaahinada aduunka sheegayaan waa Nin muslim ah sidaa darteed seedigaana halaga gaabsado As i read from the internet i found out that Saloman kalou is a muslim So Is better for people to think twice before making bad comments about our new brother-law. Ireland Dublin. |
|
Anonymous
Rookie
|
walaalayaal marka Hora waxaa is weydin mudan Gabdha Somalida ah ee guursatey ninka u dhashey Ivory Coast Ma madownaata ayaad ku Cayneysaan Mise Wax kale. Waxan Idiin Sheegayaa Inay gadha Ay Guursatey nin Ay isku meel ka soo jeedan (afrika) hadana diin ahaana Muslim ah Sidaa darted Kuwa gaaladu haysta hala wacdiyo |
|
Anonymous
Rookie
|
hadalkaas waxaan u leyahay maantay waxaa ka darnaan laheyd hadii ay gursan laheyd gaal |
|
Anonymous
Rookie
|
waxaan idin waydiina gabar somali ah ma guursan karo miyaa nin kale teeda kale wiilkas waa muslim marka habuun buunina |
|
Anonymous
Rookie
|
Hey i'm a somali guy, and i love the ladies is it haraam to ave a gf? or 2 gf's and at least kiss them? come on plz say yes? somali ladies u can answer my question too xx |
|
Anonymous
Rookie
|
Najah waxay samaysay Waxa uu ka cadhaysiiyay ALLAH ,Soomaali Iyo Muslimka oo dhan..... Allah ha soo hadeeyo Najax iyo Solomon Kalouba. |
|
Anonymous
Rookie
|
Who the hell are U/ Abdiwahaab abeeye from somaliland waar ha sheegan somaliland, duli yahaw |
|
Anonymous
Rookie
|
Hey guys i'm a somali guy but can i plz see those naked pics? sorry |
|
Anonymous
Rookie
|
I think dis Girl isn't the real somali, if she is didnt have the right to say she is muslim, as we see from the pic she is naked....and i think is one of the bitches in the streets.....So Najax we r calling u for Islam, and dont change da islm of ur ansestors or u will be in great trouble// |